KHAATUMO ONLINE TV

KHAATUMO ONLINE TV WAXA UU DIIN SOO DAYN DOONAA
WARAR KII UDANBEEYAY IYO DHACDOOYINKA CAALAMKA

WARARKA

Sheekh Axmed Dhicisow oo geeriyooday

Posted by laascaanood on September 8, 2012 at 10:45 AM Comments comments (0)

Sheekh Axmed Cabdi Dhicisow

Alle ha u naxariistee, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Axmed Cabdi Dhicisow oo ahaa guddoomiyaha Midowga Culumada Soomaaliyeed.

Sheekh Axmed Dhicisow wuxuu xalay ku geeriyooday gurigiisa, isagoo qabay cudurka dhiig-karka, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah qoyskiisa.

Maanta ayaa lagu wadaa in meydka Sheekha lagu aaso magaalada Muqdisho.

KA DAAWO HALKAN WARYSIYO IYO MUUQAALADA SSC

129 views - 0 comments
127 views - 0 comments
226 views - 0 comments
685 views - 0 comments

SUBSCRIBE TO OUR SITE

KU QOR HALKAN FIKIRKAAGA FADLAN RIIX HADII AAD HAYSO FIKIR WANAAGSAN

  • SIDEE AYAY U MIDOOBI KARAAN DHALINTA SSC

    waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dhalinta ssc waxaan ahay xubin ka tirsan sscyouth waxaan ilahay ka bar yayaa in aan midawno waan idin salaamayaa wll mcn all SSCYOUTH

BOGA AAN FACEBOOK KU LEENAHAY FALLOW US ON FACEBOOK PAGE LIKE