KHAATUMO ONLINE TV

KHAATUMO ONLINE TV WAXA UU DIIN SOO DAYN DOONAA
WARAR KII UDANBEEYAY IYO DHACDOOYINKA CAALAMKA

WARARKA

Laascaanood: Kaalmo loo codsanayo xarunta agoonta

Posted by laascaanood on September 8, 2012 at 3:30 PM Comments comments (0)

Maamulka xarunta agoonta ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ka codsaday hay’adaha samafalka iyo dadka hantida haysta in ay kaalmo la soo gaaraan xaruntaasi.

Jaamac Xasan Maxamed oo ah maamulaha xarunta oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xilligan ay xaalad adag oo dhinac walbo leh soo wajahday xarunta oo ay ku jiraan carruur badan oo agoon ah.

Sheekh Axmed Maxamed Suleymaan oo ka mid ah culimada ku nool magaalada Laascaanood ayaa sheegay in caawinta carruurta agoonta ah ay tahay wax weyn oo Alle agtiisa ajar looga helayo maalinta qiyaamaha, isagoo shacabka ku boorriyay in ay ka qeyb qaataan gargaarkaas.

Faadumo Axmed oo ka mid ah waalidiinta carruurta agoonta ah ayaa

sheegtay in aysan heli karin kharashaad ay wax ku baraan carruurtooda, sidaa awgeedna ay bulshada ka codsanayaan in ay soo garab istaagaan

.

Ogaysiis Jaaliyada Reer Khaatumo Ee Qurba Jooga Ah

Posted by laascaanood on August 10, 2012 at 10:45 PM Comments comments (0)

Waxaa La'ogaysiinayaa Dhamaan Qurbajoogta Jaaliyada Reer Khaatumo Satate Of Soomaaliya In Uu Jiro Shir Tell Phone Sabtida Hadii Alla Yiraahdo

.


KA DAAWO HALKAN WARYSIYO IYO MUUQAALADA SSC

129 views - 0 comments
127 views - 0 comments
226 views - 0 comments
685 views - 0 comments

SUBSCRIBE TO OUR SITE

KU QOR HALKAN FIKIRKAAGA FADLAN RIIX HADII AAD HAYSO FIKIR WANAAGSAN

  • SIDEE AYAY U MIDOOBI KARAAN DHALINTA SSC

    waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dhalinta ssc waxaan ahay xubin ka tirsan sscyouth waxaan ilahay ka bar yayaa in aan midawno waan idin salaamayaa wll mcn all SSCYOUTH
  • SIDEE AYAY U MIDOOBI KARAAN DHALINTA SSC

    waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dhalinta ssc waxaan ahay xubin ka tirsan sscyouth waxaan ilahay ka bar yayaa in aan midawno waan idin salaamayaa wll mcn all SSCYOUTH

BOGA AAN FACEBOOK KU LEENAHAY FALLOW US ON FACEBOOK PAGE LIKE