KHAATUMO ONLINE TV

KHAATUMO ONLINE TV WAXA UU DIIN SOO DAYN DOONAA
WARAR KII UDANBEEYAY IYO DHACDOOYINKA CAALAMKA

WARARKA

Dilaal Kala Duwan Oo Ka Dhacay Muqdisho Iyo Mid Ka Mid Ah Gacan Ku Dhiiglayaashii Oo Lasoo Qabtay

Posted by laascaanood on September 22, 2012 at 8:10 AM

Kooxo Hubaysan Ayaa Xalay Ku Dilay Laba Ruux Magaalada Muqdisho,Labadan Ruux Ee Ladilay Ayaa Mid Ka Mid Ahi Waxa Uu Ahaa Askari Halka Kakalena Uu Ahaa Qof Rayid Ah.

Dilkan ayaa sida lagu soo waramayo waxaa gaystay laba nin oo iyagu Baaskoolado ku hubaysnaa kuwaas oo toogtay markii hore ninka shicibka ah oo isagu markaa fadhiyay meel Maqaaxi ah,isla waxyar ka bacdi ayaa hadana waxa la maqlay rasaas kale taas oo lagu dilay mid ka mid ah Askarta Ciidamada Degmada Boondheere.

Kabacdi ayaa meeshii waxaa soo gaaray Ciidamo ka tirsan dawlada kuwaas oo rasaas kor u furay kabacdi ay u suura gashay in ay gacanta ku soo dhigaan labadii nin ee gacan ku dhiiglayaasha ahaa mid ka mid ah.

Nin kii gacan ku dhiiglaha ahaa ee ay Askartu soo qabteen ayaa waxaa lagu xidhay saldhig ku yaala Degmada Boondheere.

Degmada Boondheere ayaa,ayaamihii ugu danbeeyay waxay noqotay meelaha ugu dilka badan .

Isku soo wada duuboo amaanka Magaalada Muqdisho ayaa ayaamihii ugu dan beeyay ayaa waxa uu noqday mid faraha ka baxay.

Dhanka kale haayadaha Amniga ayaa waxa ay leeyihiin waxbaa ka qabanaynaa oo waan badalaynaa xaaladan faraha ka sii baxaysa.

Categories: None

Post a Comment

Oops!

Oops, you forgot something.

Oops!

The words you entered did not match the given text. Please try again.

Already a member? Sign In

0 Comments

KA DAAWO HALKAN WARYSIYO IYO MUUQAALADA SSC

118 views - 0 comments
115 views - 0 comments
212 views - 0 comments
672 views - 0 comments

SUBSCRIBE TO OUR SITE

KU QOR HALKAN FIKIRKAAGA FADLAN RIIX HADII AAD HAYSO FIKIR WANAAGSAN

  • SIDEE AYAY U MIDOOBI KARAAN DHALINTA SSC

    waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dhalinta ssc waxaan ahay xubin ka tirsan sscyouth waxaan ilahay ka bar yayaa in aan midawno waan idin salaamayaa wll mcn all SSCYOUTH
  • SIDEE AYAY U MIDOOBI KARAAN DHALINTA SSC

    waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dhalinta ssc waxaan ahay xubin ka tirsan sscyouth waxaan ilahay ka bar yayaa in aan midawno waan idin salaamayaa wll mcn all SSCYOUTH

BOGA AAN FACEBOOK KU LEENAHAY FALLOW US ON FACEBOOK PAGE LIKE